en
stringlengths
4
1.06k
so
stringlengths
5
1.03k
You can apply for registration of your right of residence if your livelihood in Finland is ensured.
Waxaad codsan kartaa diiwaangelinta xaqa joogitaanka haddii noloshaada Finland la damaanad-qaaday.
This page is meant for you if you are a citizen of a country that is not an EU member state, Norway, Iceland, Switzerland or Liechtenstein.
Boggan adiga ayaa laguugu talaglay haddii aad tahay muwaadin wadan kale oo aan aheyn Midowga Yurub, Norway, Iceland, Switzerland ama Liechtenstein.
Nollalinja is a helpline you can call if you have experienced violence, sexual violence or threats of violence in your family. You can call at any time.
Nollalinja waa telefoon dadka caawiya oo aad wici karto haddii aad qoyskaada dhexdiisa kala kulanto dagaal, dagaalka galmo ama haddii adiga laguu hanjabo dagaal.
Helsinki-info is an advice service where you can get up-to-date information about Helsinki, city services, housing opportunities, work and studying.
Helsinki-info waa goob talo bixineed oo aad ka heli kartid macluumaad ku saabsan adeegyada magaalada Helsinki, fursadaha deegaanka, shaqada iyo waxbarashada.
Whether you receive the benefit is affected by how long you have lived in Finland. The usual requirement for getting disability benefit is that the applicant has lived in Finland for three years.
Helintaanka lacagta taageerada ah waxaa saamayn ku le, inta aad dagan tahay Finland.Sida caadiga ah lacagtani qofku wuxuu heli karaa markuu dagan yahay Finland mudo saddex sano ah.
At the time, Finland belonged to Sweden.
Finland markaas waxay qeyb ka aheyd Sweden.
For this period, Kela pays partial parental allowance to both.
Keladuna markaa labada waalidba waxay siineysaa lacagta waalidka qeyb iyo qeyb.
More information about the registration of foreign individuals can be found on the website of the local register office.
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan diiwaangelinta dadka ajnabiga ah waxaa laga helayaa bogagga shabakadda ee rejistareeshinka.
11 % speak some other language.
11 % waxay sidii af hooyo oo kale ugu hadlaan luqado kale.
The same subjects are studied in upper secondary schools as in comprehensive school, but the studies are more demanding and independent.
Dugsiga sare waxaa lagu bartaa maadooyin la mid ah kuwa dugsiga dhexe, laakiin waxbarashadu waa mid ka adag tan hore kana madaxnaan.
News in plain FinnishFinnish
Warar ku qoran luqad fududFinnish
You can come to Finland as an exchange student.
Waad ku imaan kartaa Finland sidii arday bedel ah oo kale.
if you are staying in Finland temporarily, the length of your stay in Finland
Haddii aad Finland si ku meelgaar ah u degen tahay, intee in le'eg ayaad Finland joogtay
This way you can ensure that you will not be held responsible for the defects you did not cause.
Sidan waxaad uga badbaadi kartaa in aysan qasab kugu noqon in aad qaaddo mas’uuliyadda cillado aadan sababin.
Kela may also arrange rehabilitation in the form of discretionary rehabilitation (harkinnanvarainen kuntoutus).
Sidoo kale Keladu dib u soo celinta waxay u qabanqaabin kartaa qaab ah dib u soo celin fiiro gaar ah (harkinnanvarainen kuntoutus).
The services of a lawyer are subject to a fee, but if your income is low or average, you may be eligible for free or partially reimbursed legal aid from the Public Legal Aid Office (oikeusaputoimisto).
Adeegyada qareenku waa lacag, laakiin haddii uu dakhligaadu yar yahay ama uu dhexdhexaad yahay, waxaad xafiiska caawimaadda arrimaha sharciga (oikeusaputoimisto) ee dowladda ka heli kartaa caawimaad sharci oo lacag la’aan kuu ah ama aad qeyb ahaan ka bixineyso kharashka kugu baxaya.
upper secondary school studies or
waxbarashooyinka dugsiga sare; ama
More information on vocational institutes is available on the InfoFinland page Vocational education.
Ka sii aqri macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan machadyada xirfadaha bogga InfoFinlandi Waxbarasho xirfadeedka.
Furthermore, at least two witnesses who have reached 15 years of age must be present.
Waxaa kale oo qasab ah in ay goobta joogaan ugu yaraan labo markhaati oo da’ ahaan 15 sano buuxiyay.
Hilma, the Support Centre for Immigrant Persons with Disabilities, also operates in Finland. It provides service coordination and counselling for disabled immigrants and persons with chronic diseases.
Finland waxaa sidoo kale ka shaqeeyaa xarunta kaalmada Hilma ee naafada dadka dalka u soo guuray, taas oo naafada dalka u soo guurtay iyo kuwa mudada dheer jiran u fidisa hagitaan adeeg iyo talobixin.
When you are taking care of a relative at home
Markaad qofkaaga gurigga ku haysatid
Asylum seekers cannot normally use public health services, such as health centres, directly.
Dadka magangaliyo doonka ah caadiyen si toos ah uma isticmaali karaan adeegyada caafimaadka ee caamka ah, sida xarumaha caafimaadka.
If you have a worker’s residence permit, which only applies to working for a particular employer and you lose your job, you must apply for an entirely new worker’s residence permit or base your permit application on other grounds.
Haddii aad heysato ogolaanshiyaha joogitaanka ee shaqada oo quseysa oo kali ah u shaqeynta shaqo bixiya cayiman islamarkaasna aad shaqaadi weyso waa in aad gebi ahaanba ogolaanshiyaha joogitaan shaqaalaha oo cusub aad codsataa ama sababo kale aad ku codsataa ogolaanshiyaha joogitaanka.
In preparatory teaching, he/she studies Finnish and other subjects in a small group for about one year.
U diyaarinta waxbarashada wuxuu ku baranayaa koox yar ahaan afka finnishka iyo duruus kale muddo ilaa iyo sanad ah.
Read more: Children’s health.
Caafimaadka carruurta.
The health care services of educational establishments organise mental health services for students.
Daryeelka caafimaadka ee Macaahida ayaa ardayda siiya adeegyada caafimaadka dhimirka.
The equipment of a rental dwelling almost always includes kitchen cupboards, a refrigerator and a stove.
Sida caadiga ah qalabka guryaha lagu kireeyo waxaa ka mid ah armaajoyinka jikada, qaboojiyaha iyo makiinada cuntada lagu karsado.
Decision-making and public engagement
Go’aan sameynta iyo saameyn ku yeelashada
the paternity of a child born out of wedlock has not been confirmed.
Aan la xaqiijin aabaha ilmaha meher la'aanta ku dhashay.
Starting from 1899, Russia tightened its grip on the Grand Duchy of Finland.
Ruushku wuxuu laga billaabo sannadki 1899 gacan adag ku qabaty saldanadi Finland.
identification (e.g., your passport)
aqoonsi qofeed (tusaale ahaan baasaboor)
More information on marital contracts is available on the InfoFinland web page Marital contract.
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan heshiiska shuruudda guurka waxaad ka heleysaa bogga InfoFinlandi Heshiiska shuruudda guurka.
A disabled child may be given special teaching if his or her disability makes learning difficult.
Ilmaha laxaadka la’ waxa uu heli karaa waxbarid xaaladiisa u khaas ah haadii laxaad la’idiisu ay ku adkaynayso fahamka waxbarashada.
This is celebrated on Independence Day, 6 December.
Waxaana maalinta xorriyadda loo dabbaaldegaa 6.12.
If you are entitled to child home care allowance, you can apply for it from Kela.
Haddii aad xaq u leedahay kaalmadda guri ku haynta, taas oo aad ka dalban kartid Kelada.
Event CalendarFinnish _ Swedish _ English
Jadwalka dhacdooyinkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
If your financial problems are caused by your gambling problem, you should seek help.
Haddii ay dhibaatooyinka dhaqaale ka dhalanayaan ciyaarta khamaarka, waa in aad caawimaad raadsataa.
If you have completed a higher education degree abroad, you can apply to the Finnish National Agency for Education for a decision to recognise your degree as comparable to a certain level.
Haddii aad dibadda ka soo qaadatay shahaado tacliinta sare ah, waxaad Maamulka waxbarashada ka codsan kartaa go’aanka isbarbardhigga heerka shahaadadaada.
When opening a bank account, you need a passport, identity card for foreign citizens or some other official identity card.
Markaad furanaysid bangi akawn, waxaad u baahan tahay baasaboor, kaarka aqoonsiga ee ajaanibta ama aqoonsi kale oo rasmi ah.
Each Finnish higher education institution has its own grant system for students who come from outside the EU/EEA area and who have been accepted to complete a bachelor’s or master’s degree in the English language.
Jaamacad kasta waxey gooni u leedahay nidaam caawimaad lacageed oo loogu talagalay ardadya ka timaada meelaha ka baxsan Aagaha Midowga Yurub/ ETA ee loo ogolaaday in uu waxbarashada shahaadada koowaad ee jaamacadda ama shahaadada labaad ku qaato afka Ingiriiska.
Kela may pay for aids that are required for working and studying.
Kelada ayaa bixin karta qalabkaasi taageerada kuu ah, ee aad ugu baahan tahay waxbarashada ama shaqada.
Violence and threats are regarded as crimes, irrespective of the victim’s and offender’s cultural background.
Dagaalka iyo hanjabaadu waa dembi aan loo eegeyn dhaqanka dhibbaha ama kan dagaalka sameeyay.
You cannot apply for an upper secondary school for adults via the joint application process (yhteishaku).
Iskuulka dadka waaweyn isaga ma codan kartid xiliga dalbashada iskuullada.
When you know that you are expecting a baby, contact a maternity clinic.
Markaad og tahay inaad uur leedahay, la xidhiidh xanaanada hooyooyinka uurka leh.
The problems can relate to, for example, dating or dressing.
Dhibaatooyinku waxey ka dhalan karaan shukaansiga ama labisashada.
Today, InfoFinland operates at the City of Helsinki Executive Office’s Communications unit.
Hadda InfoFinland wuxuu ku shaqeeyaa qeybta warfaafinta ee ee xafiiska magaalada Helsinki.
You can hire these companies to transport your goods from one country to another and even buy packing services and have them pack your goods.
Shirkadahaas ayaad kireysan kartaa sidii ay alaabtaada kuu qaadaan wadan ka wadan sidoo kale haddii aad doonaysid waxaad ka codsan kartaa adeega xir-xirista iyo baakadaynta iyo waliba qalabka wax lagu baakadeeyo.
Handbook of Disability ServicesFinnish _ Swedish
Buuga gacanta ee adeegyada naafadaFinnish _ Iswidish
There are several stations along the main railway line and the Martinlaakso line.
dhinaca wadada weyn iyo tan Martinlaakso waxaa ku yaal maxado tareen oo dhawr ah.
Remember to check your Enter Finland account regularly.
Xusuusnow in aad joogto u fiiriso akoonkaada Enter Finland.
you have the necessary residence permit (oleskelulupa) and
heysato ogolaanshaha joogista (oleskelulupa) ee loo baahan yahay iyo
Activities and events for young peopleFinnish _ Swedish _ English
Waxqabadka iyo dhacdooyinka dhalinyarada loogu talagalayFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
Sweden lost the eastern part of the country to Russia in the war fought between 1808 and 1809.
Dagaalkii dhacay sanadihii 1808−1809 waxay Ruushku Iswidishka ka qabsadeen dalkii qeybtiisa Bari.
In addition, it must include justification for why your residence permit should not be cancelled.
Codsigaada sidoo kale ku sababee sababta aan lagaala laabaneyn ogolaanshiyahaada joogitaanka.
A certificate granted by an embassy or a consulate located in Finland does not need to be legalised, either.
Caddaynta ay bixiso safaarad ama qunsuliyad Finland ku taal xittaa uma baahna in la sharciyeeyo.
Kurala’s experimental workshop organises workshops and courses all year round.
Kurala shaqooyinkeeda tijaabada ah waxay diyaariyaan shaqo barasho iyo koorsooyin xilliyadda sanadka oo dhan.
Saturdays 040 654 1255, 8.00 a.m. - 1.00 p.m.
sabti kasta 040 654 1255, saacadaha 8.00 - 13.00
If you are planning to study in Finland, more information is also available on the InfoFinland pages Foreign students in Finland and Student.
Haddii aad qorsheynasyo wax ku barashada Finland, warar dheeraad ah ka sii aqri bogagga InfoFinlandi ee Ardayga ajnabiga ah ee jooga Finland iyo Arday
Bank services for foreignersFinnish _ English
Arrimaha bankiga ee ajaanibkaFinnish _ Ingiriis
Starting a new job
Billaabista shaqada cusub
The President is Finland’s head of state.
Madaxweynuhu waa madaxa dowladda Finland.
If you are under 30 years old, you can get advice and guidance from the Ohjaamo service.
Haddii da'daadu ay 30-sano ka hooseyso, waxaad adeega Ohjaamada ka heli kartaa la talin iyo hagid.
You can stay in Finland or another country in the Schengen area without a residence permit for the length of your visa’s validity.
Waxaad daganaan kartaa ogolaanshiyaha joogitaanka la'aantiis Finland ama wadamada kale Schengen inta fiisadaadu ay shaqaynayso.
Before you buy a personal Travel Card, you must register as a permanent resident in one of the cities covered by the HSL regional tickets.
Kahor inta aadan qaadan kaarka shaqsiga, waxaa qasab kugu ah inaad magaalo uun hoostimaada soonaha deegaanka tikidka ee HSL aad isaga diiwaangeliso sidii degane rasmi ah.
These vacancies are not advertised publicly; employers look for employees through their own networks.
Boosaskan shaqo lama soo geliyo codsiyada furan ee shaqo-bixiyayaashu waxey shaqaalaha ka raadsadaan shabakadahooda dhexdooda.
The study programme may also include other language studies and some upper secondary school courses.
Waxaa kaloo suurogal ahaan waxbarashada wehliya barashada luuqado kale iyo koorsooyinka dugsiga sare.
Read more on taxation in Finland on the InfoFinland web page Taxation.
Ka aqri faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan canshuurista Finland bogga InfoFinlandi Canshuuris.
If you do not have a passport or identity card for foreign citizens, it is a good idea to check what kind of proof of identity the bank accepts. Some banks accept an alien's passport granted by a Finnish authority, a refugee travel document or other proof of identity which can be accepted as travel document.
Hadii aanad haysanin baasaboorti ama kaarka aqoonsiga ee ajaanibta, waxaa wanaagsan inaad hubiso nooca aqoonsi ee ay aqbali karaan bangiyadu.Mararka qaar bangiyadu waxay aqbalaan baasaboorka ajaanibka ee ay bixisay dawlada Finland, waraaqadaha safarka ee qaxootiga, ama aqoonsi kale oo safar kuu suuro galin karta.
You can borrow from the library plain language books, which have been written in simple Finnish language.
Waxaad maktabadda ka amaahan kartaa buugaag akhriskoodu fudud yahay, kuwaas oo lagu qoray luqada finnishka oo fudud.
InfoFinland webpage Intoxicant abuse contains more information on where you can get help if you, your friend or your family member is having problems with intoxicants.
Bogga InfoFinlandi Dhibaatooyinka mukhaadaraadka waxaad ka heleysaa macluumaadka meesha aad ka heleyso caawimaad haddii adiga ama ehelkaada ay dhibaato dhinaca maandooriyaha ah qabaan.
if you have turned 58 before the unemployment, you may receive earnings-related daily allowance for 500 days.
haddii aad buuxisay 58 sano ka hor intii aadan shaqo la'aanta noqon, waxaad heli kartaa gunno maalmeedka mudo ah 500 maalmood.
A down payment is usually around three per cent of the price of the dwelling.
Lacagta horumariskana waa caadiyan boqolkiiba saddex qiimaha guriga.
In Finland it is possible to be engaged in a lawful trade that is in accordance with good practice without a permit granted by authorities.
Finland waxaa laga samaysan karaa xoogsasho ku salaysan sharciga iyo caadooyinka wanaagsan, ayadoo aan hay'adaha dawlada looga baahan wax ruqsad ah.
Aid to victims of human trafficking
Caawimaadda dhibbanaha ka ganacsiga dadka
Back taxFinnish _ Swedish _ English
Cashuurta soo hadhaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
The Local Register Office also decides whether a Finnish municipality of residence (kotikunta) can be entered for you.
Xafiiska diiwaangelinta waxaa uu sidoo kale eegayaa in deegaan ahaan lagaaga diiwaan gelin karo Finland.
There are several organisations in Finland which strive to improve the status of the disabled in society.
Finland waxaa ka jira ururo badan oo yoolkuudu yahay in ay hagaajiyaan derajada dadka naafada ah ay bulshada dhexdeeda ku leeyihiin.
Read more on the InfoFinland web page Unemployment benefit.
Wixii macluumaad dheeraad ah ka akhriso bogga InfoFinlandi ee Gargaarka shaqo la’aanta.
If you are working and receiving pay, or if you are an entrepreneur, you need a Finnish tax card (verokortti).
Haddii aad shaqeyso oo aad mushaar hesho ama aad tahay ganacsade, waxaad u baahan tahay kaarka canshuurta (verokortti)
Legal assistance for asylum seeker
Caawimaadda sharciga ee magangalyodoonka
In this case, the court can grant you a divorce immediately.
Markaas maxkamaddu waxay islamarkiiba idinku xukumi kartaa furiin.
Some vocational schools and upper secondary schools organise preparatory training for studies.
Qaar ka mid macaahidda xirfadaha iyo dugsiyada sare waxay qaban-qaabiyaan waxbarashada iskuul isku diyaarinta.
Different establishments organise courses and information events for entrepreneurs, and these are very useful for people who are starting a business.
Dhinacyo kala gedisan ayaa qabanqaabiya koorasyada ganacsadaha iyo madal-wareedyo, kuwaas oo uu faa’iidooyin badan ka helayo qofka shirkad samaysanaya.
You need to provide the Local Registry Office with the original document or a copy that has been reliably certified as a true copy.
Waa in xafiiska diiwaangelinta tustaa dukumentiga asalka ah ama nuqulkiisa oo si lagu kalsoonaan karo loo caddeeyay saxnimadiisa.
Apply for a day-care position for your child at least four months prior to the beginning of the care period.
Cunugga waa in loo codsadaa booska xannaanada inta badan ugu yaraan 4 bilood kahor billaabashada xaannaaneynta.
Normally, you can apply for spring courses early in the year and autumn course at the end of the summer.
Guud ahaan waxbarashada guga waxaa la codsadaa sanadka bilowgiisa, waxbarashada deyrtana sanadka dhamaadkiisa.
Child welfare supervisorsFinnish _ Swedish _ English
Ilaaliyaha danaha carruurtaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
It has books in over 60 different languages.
Halkaas waxaa yaalla buugaag ku qoran in ka badan 60 luuqadood oo kala duwan.
Citizens of a Nordic Country who have lived in Finland for the past five years
muwaadin Nordik ah oo deganaa Finland shanti sano ee la soo dhaafay
All persons living or residing in Finland must adhere to Finnish legislation.
Dhamaan dadka deggan ama jooga Finland waa in ay u hogaansamaan sharciyada Finland.
The desired salary must not be too high but not too low either.
Mushaarka la rajeynayo ma ahan in uu ahaado mid aad u sareeya ama dhinaca kale aad u hooseeya.
The application is a reply to the job advertisement.
Codsigu waa jawaabta ogeysiiska booska shaqada.
The visa must be applied for using the visa application form.
Fiisada waa inaad ku dalbataa foomka codsiga fiisooyinka.
The task of the interpreter is to interpret the discussion between you and the authority.
Shaqada turjubaanku waa in uu turjumaa hadalada adiga iyo saraakiisha.
When you want to move out, you do not have to sell the dwelling.
Markaad rabto inaad ka guurto, uma baahnid inaad iibiso.
You will also need a referral from your municipal Social Services Department.
Sidoo kale waxaad u baahantahay warqad uu kuu qorey xafiiska arimaha bulshada ee magaaladaadu.
The European Health Insurance card entitles you to receive treatment if you fall ill or have an accident.
Kaarka daryeelka jirada ee Yurub wuxuu xaq kuu siinayaa daryeel haddii aad jirato ama aad shil gasho.
You can apply for asylum in Finland only inside Finnish borders.
Finland waxaad magangalyo uga codsan kartaa soonaha dowladda Finland dhexdeeda oo kaliya.
Removal goods from outside the EU
Alaabta lagala soo guuray meelaha ka baxsan Midowga Yurub
Childcare provided by park aunties is subject to a fee.
Daryeelka ilmaha ee xannaaneeyayaashaas waa mid lacag ah.