en
stringlengths 4
1.06k
| so
stringlengths 5
1.03k
|
---|---|
you are covered by Finnish national health insurance (sairausvakuutus); read more on the InfoFinland web page Finnish social security
|
Aad ku jirto xayndaabka caymiska jirada (sairausvakuutus) ee Finnishka; wixii warar dheeraad ah ka akhriso InfoFinland bogga Badbaada Bulshada ee Finland
|
Reserve sufficient funds for living expenses
|
Diyaarso lacag nolosha kuugu filan
|
Not all jobs require specific training or degree level according to Finnish law.
|
Sida uu qabo sharciga Finland, shaqooyinka oo dhan uma baahna aqoon gaar ah ama heer shahaado oo gaar ah.
|
You can also order a pension record from your pension institution or the Finnish Centre for Pensions.
|
Sidoo kale waxaad xaafiiskaaga hawlgabka shaqada ama xarunta badbaadada hawlgabka ka dalban kastaa inuu kuu soo diro nuqulka waraaqaha hawlgabka shaqada.
|
Finnish Immigration ServiceFinnish _ Swedish _ English
|
Macluumaadka laanta socdaalka Finnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Kela’s customer service number for pension matters is 020 692 202.
|
Lambarka u adeegga arrimaha howlgabnimada ee Keladu waa 020 692 202.
|
Read more: Supported and service housing.
|
Warar dheeraad ah ka sii aqri: Guriyeynta caawinta iyo adeegga
|
Common-law spouses may, however, make a will (testamentti) in case one of them dies.
|
Lamaanaha furan waxay sameyn karaa dardaaran (testamentti) geerida darteed.
|
Finland has a Names Act. According to the Act, all persons with a place of residence in Finland must have a last name and 1–4 first names.
|
Finland waxaa ka jira sharciga magaca. Sida uu qabana dhamman, dadka degmo degaankoodu uu yahay Finland, waa inay lahaadaan magaca qoyska iyo 1-4 magac.
|
The website of the Ministry of Social Affairs and Health (Sosiaali- ja terveysministeriö) provides an outline of maternity and child health clinics in Finland.
|
Bogga internetka ee wasaarada caafimaadka iyo arimaha bulshada (Sosiaali- ja terveysministeriö) waxaa si guud loogu sheega hawlaha rugta hooyada iyo dhalaanka ee dalka Finland.
|
Some shared-ownership dwellings are built based on a state subsidy.
|
Guryaha qeyb ahaan la leeyahay waxaa lagu dhisay kaalmada dowladda.
|
Children of parents who are in a common-law relationship
|
Ilmaha ku dhasha xiriirka wada degenaanshada lammaanaha
|
The Vernissa cultural centre for children and young people, the Pessi children’s art centre and the Toteemi children’s art centre hold cultural events for children.
|
Guriga dhaqanka ee dhalinyarada iyo carruurta Vernissa, Daarta farshaxanka Pessi iyo Daarta farshaxanka Toteemi waxay carruurta u qabanqaabiyaan dhacdooyin badan.
|
native language
|
afka hooyo
|
Internet sales of medicinesFinnish _ Swedish _ English
|
Tukaanka dawooyinka ee internetkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Appointment Booking by PhoneFinnish _ Swedish _ English
|
Balan ku qabsashada telefoonkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
YES: milk cartons, cardboard, paper bags, carton packages
|
HAA: kartoomada caanaha, kartoonka, bacaha ka samaysan warqad, baakeetaha kartoonka laga sameeyay
|
More information on authorities and their tasks is available on the InfoFinland page Important authorities.
|
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan saraakiisha iyo shaqooyinka waxaad ka heleysaa bogga InfoFinlandi Saraakiisha muhiimka ah.
|
If you are a citizen of another country:
|
Haddii aad tahay muwaadin wadan kale:
|
To find out more about student health care, go to the websites of FSHS (YTHS) and the Ministry of Social Affairs and Health (Sosiaali- ja terveysministeriö).
|
Macluumaadka la xiriira daryeelka caafimaadka waxbarashada waxaad ka heli kartaa Hay'adda daryeelka caafimaadka ardayda jaamacadaha (YTHS) iyo bogga internetka ee Wasaarada Caafimaadka iyo Arrimaha Bulshada (Sosiaali- ja terveysministeriö).
|
Every religious community determines for itself as to what stipulations are related to and what kind of an event the wedding ceremony is.
|
Jimciyad diimeed kasta iyadaa iskeed u go’aaminaysa shuruudaha meherka la xiriira iyo madasha meherku nooca ay tahay.
|
More information is available on the InfoFinland page Finnish and Swedish language.
|
Faahfaahin dheeraad ka aqri bogga InfoFinlandi Luqada Finnishka iyo Iswidishka.
|
When you are expecting a baby
|
Marka aad uur leedahay
|
Business start-up notificationFinnish _ Swedish _ English
|
Ogeysiinta samaynta shirkad cusubFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
The Finnish National Board of Education has scholarship programmes for postgraduates who come to Finland to complete their doctoral thesis.
|
Hoggaanka waxbarashada wuxuu leeyahay barnaamij deeq waxbarasheed ah oo u gaar u ah ardayda tacliinta sii wadaneysa ee Finland u yimaada in ay qaataan shahaadada doktoreetka.
|
It will also make it easier for you to attend to issues involving the authorities.
|
Wuxuu sidoo kale fududeeyaa ka arimeysiga kala duwan ee hay’adaha dowladda.
|
you are studying in an upper secondary school.
|
aad dugsi sare ku jirto
|
Opening hours: Mon–Fri 09.00–16.00
|
Wakhtiyada shaqada: ma–pe klo 9.00–16.00
|
You can apply for national pension and guarantee pension if you are covered by Finnish social security and have resided in Finland for at least 3 years since you turned 16.
|
Waad codsan kartaa kawlgabka iyo damaanad-qaadka hawlgabka, haddii aad ku jirto xayndaabka Ammaanka bulshada ee Finlanduomen aadana Finland deganeyn ugu yaraan 3 sano kadib markii aad buuxisay 16 sano.
|
You can also fill in a form and take it to Espoo main police station.
|
Sidoo kale waxaad buuxin kartaa foomka, waxaadna u geyn kartaa saldhiga weyn ee Espoo.
|
You do not need a large loan for a right-of-occupancy dwelling.
|
Deyn badan uma baahnid helista guri xaquuqda daganaanshaha la leeyahay.
|
Outdoor recreational areasFinnish _ Swedish _ English
|
Agagaarada dhaqdhaqaaqa dibaddaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
You can also look for information on private lawyers on the website of the Finnish Bar Association (Suomen Asianajanaliitto), for example.
|
Waxaad sidoo kale sharciyaqaano gaar ah ka raadsan kartaa tusaale ahaan, bogagga Ururka Garyaqaanada Finland (Suomen Asianajajaliitto).
|
Participate and influenceFinnish _ Swedish
|
Ka qeybqaado saameyna ku yeeloFinnish _ Iswidish
|
A family counselling centre is a municipal service.
|
Rugta talosiinta qoysku waa adeeg ay degmadu bixiso.
|
The doctor will discuss the memory problems with the patient and possibly also with his/her close family and will conduct a simple memory test.
|
Dhaqtarku wuxuu dhibaatooyinka xusuusta kala sheekeysanayaa bukaanka iyo haddii ay suurtagal tahay ehelkiisa, wuxuuna sameynayaa baaritaan fudud oo dhinaca xusuusta ah.
|
Therefore, you must pay rent for July.
|
Yacni waa in aad bixisaa kirada bisha Luulyo.
|
Read more on the InfoFinland page EU citizens or Nordic citizens.
|
Ka sii aqri faahfaahin dheeraad ah bogga InfoFinlandi Muwaadiniinta Midowga Yurub ama Muwaadiniinta u dhashay wuqooyiga Yurub.
|
You can also take your children to a private medical centre.
|
Waxaa sidoo kale cunugga geyn kartaa xarunta dhakhaatiirka gaarka ah.
|
Tel. 0295 419 626 on Tuesday, Wednesday and Thursday from 10:00–11:00
|
Telefoon 0295 419 626 Talaado, Arbaco iyo Khamiis saacadda 10.00–11.00
|
Both women and men are entitled to file for a divorce.
|
Ragga iyo dumarkuba si isku mid a ayay xaq ugu leeyihiin in ay furiin dalbadaan.
|
Your personal data, address, native language and profession will be saved in the Finnish Population Information System.
|
Markaas waxaa nidaamka macluumaadka dadka ee Finland lagu keydinayaa macluumaadkaada shakhsiyeed, cinwaankada, afkaada hooyo iyo xirfaddaada.
|
Choosing a manner of marriage ceremony
|
Doorashada habka meherka
|
Traditional Finnish minorities include the Swedish-speaking Finns, Sami, Romani, Jews and Tatars. In addition, many immigrants have arrived in Finland from Russia, Estonia, the Balkans, Somalia and Iraq, for example.
|
Dadka Finnishka ah ee laga tirada badan yahay islamarkaasna soo jireenka ah waa tusaale ahaan Iswiidhiska-Finland, dadka Saamaha ah, Roomaaniyiinta, Istooniyaanka, dadka ka yimid wadamada Balkan, Soomaalida iyo Ciraaqiyiinta.
|
For example, level A1 comprises courses A1.1, A1.2 and A1.3, and level A2 courses A2.1 and A2.2.
|
Tusaale ahaan heerka A1 waxay ka kooban tahay koorasyada kala ah A1.1, A1.2 iyo A1.3, heerka A2 isna wuxuu ka kooban yahay koorasyada A2.1 iyo A2.2.
|
You can apply for citizenship online through the Enter Finland service.
|
Codsiga dhalashada waxaad ka sameyn kartaa adeegga internetka ee Enter Finland.
|
University tuition is based on scientific research.
|
Waxbarashada jaamacaddu waxey ku saleysan tahay baaritaan cilmiyeed.
|
Pre-school education begins in August, and the application period is in January.
|
Waxbarasho-horaadku wuxuu bilowdaa Agoosto, xilliga codsigu waa Janaayo.
|
Infertility treatments are offered both by public and private clinics.
|
Daaweynta madhaleysnimada waxaa bixiya kiliinikooyinka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay.
|
By recognising the main characteristics of Finnish enterprise culture you’ll be able to better serve your customers and know what they expect of you.
|
Markii aad aqoonsatid waxyaabaha aasaaska u ah dhaqanka ganacsiga Finnishka, ayaad si wanaagsan ugu adeegi kartaa macaamiishaada.
|
Private dental care and reimbursementsFinnish _ Swedish _ English
|
Daryeelka ilkaha ee gaarka loo leeyahay iyo magdhawyadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
You may be eligible for rehabilitation organised by your municipality if you have a municipality of residence in Finland.
|
Waxaad geli kartaa baxnaada ay degmadu qabanqaabiso haddii aad Guri degmo ku leedahay Finland.
|
When you apply for financing, you must have a sound business plan ready.
|
Marka aad deynta codsaneyso waa in aad heysataa qorshaha waxqabada ganacsiga oo wanaagsan.
|
Support and rehabilitation are organised in day care centres and schools.
|
Xanaano maalmeedka iyo iskuulladaba waxaa loogu qorsheeyaa kaalmooyin iyo dib u carbin carruurta baahidooda waafaqsan.
|
Information about equal opportunities in working lifeFinnish _ Swedish _ English _ Russian _ Sami
|
Macluumaad ku saabsan sinnanta shaqadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Sami
|
When travelling on public buses, you can pay by cash or by a travel card, which you can buy at a service counter.
|
Waxaad gaadiidka daweynaha ku bixin kartaa kaash ama kaadhka baska. Kaadhka baska waxaad ka iibsan kartaa xafiiska adeegga.
|
check his/her own details in patient reports and to correct them, when necessary
|
inuu arki karo waraaqihiisa caafimaadka iyo inuu sixi karo haddii uu khladaad ku arko
|
If your child’s illness does not require immediate treatment, wait until the health centre opens again.
|
Haddii jirada cunuggu aysan u baahnayn daryeel degdeg ah, sug inta ay ka furmayso rugta caafimaadku marka xiga.
|
Information on church funeralsFinnish _ Swedish _ English
|
Macluumaad ku saabsan aaska kaniisadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
You can also contact the Crisis Centre if you need mental first aid.
|
Sidoo kale waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta dhibaatooyinka, haddii aad u baahan tahay gargaar degdeg ah oo nafsad ahaan ah.
|
The deadline is usually after 30 days.
|
Wakhtiga cayiman inta badan 30 maalmood.
|
Emergency dental care
|
Heeganka daryeelka ilkaha
|
Education agreement
|
Heshiis tababar
|
Working and diligence are also held in high regard.
|
Waxaa kale wax badan la qiimeeyaa shaqeynta iyo hawlkarnimada.
|
In other words, you will not study at an Employment and Economic Development Office but at the institute that organises the course.
|
Waxey ka dhigan tahay in aadan wax ku baraneyn gudaha Xafiiska shaqada ee waxaad wax ku baraneysaa machad, kaas oo qabanqaabinaya kooraska.
|
An open-air museum can be, for example, a yard area of a traditional Finnish farm house or some other area that has been made into a museum.
|
Matxafku wuxuu tusaale ahaan noqon karaa xayndaabka uu ku fadhiyo guri dhaqameedkii hore ee Finnishka ama dhul kale oo laga dhigay matxaf.
|
More information on getting legal help is available on the InfoFinland page Do you need a lawyer?
|
Bogga InfoFinlandi ee Ma u baahan tahay qareen? waxaad ka heleysaa macluumaaad dheeraad ah oo ku saabsan sida aad ugu heleyso arrimaha la xiriira arrimaha sharciga.
|
Studies completed at an open institute of higher education are useful for other studies.
|
Waxyaabaha laga barto iskuulaadka tacliinta sare ee furan waa kuwa faa’iido u leh waxbarashada.
|
Brochure 'Information about the Finnish police'Finnish _ Swedish _ English
|
Macluumaad ku saabsan booliska Finland-bandhigFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Many private art schools and societies also teach art and offer opportunities to engage in it.
|
Fursadaha ku madadaalashada farshaxanka iyo barashada farshaxanka waxaa sidoo kale diyaariya iskuullada sida gaarka ah loo leeyahay ee farshaxanka lagu barto iyo- ururadda.
|
If the spouses do not profess the same religion, the ceremony takes place at a Local Register Office and the marriage can be blessed in a church.
|
Haddii labada is mehersanaya aysan isku diin ahayn, meherka waxaa lagu samaynayaa xafiiska diiwaangelinta xaflada guurkana waxaa lagu duceyn karaa kaniisada.
|
Tips for job huntingFinnish _ Swedish _ English
|
Tilmaamaha raadinta shaqadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Interpreters are sworn to secrecy, which means that they cannot disclose information about your affairs to others.
|
Turjubaanka waxaa saaran waajib ah in uu xafido sirta, dadka kale arrintaada uma sheegi karyo.
|
People do not usually work during lunch.
|
Inta badan shaqo lama qabto waqtiga qadada.
|
If not, your divorce process will lapse.
|
Haddii kale arrinta furiinku way laalmeysaa.
|
Applying for Finnish citizenshipFinnish _ Swedish _ English
|
Codsashada dhalashada FinlandFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
seek guidance for companies and employers
|
talo-bixin loogu talagalay ganacsatada iyo shaqaalaha
|
Students and employed persons should find out whether their school or employer provides opportunities for sports.
|
Ardayda iyo dadka shaqeeya waxaa habboon inay ogaadaan, in goobaha waxbarashada ama shaqadu ay ugu deeqayaan fursado isboorti.
|
Children and Youth Outpatient ClinicFinnish _ Swedish
|
Barta bukaan socodka caruurta iyo dhalinyarada Finnish _ Iswidish
|
Immigration UnitFinnish _ Swedish _ English
|
Waaxda arrimaha dadka dal soo galeedka ahFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Guide 'Working in Finland'Finnish _ Swedish _ English _ Russian _ Estonian _ French _ Somali _ Chinese _ Arabic _ Kurdish _ German _ Thai _ Vietnamese
|
Rugta caafimaadka shaqaalahaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Shiino _ Carabi _ Kurdish _ Jarmal _ Tayland _ Fietnaam
|
Finnish legislationFinnish _ Swedish _ English
|
Shraciyada FinlandFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Information on VALMA educationFinnish
|
Xog waxbarashada VALMAFinnish
|
A fixed-term contract can be dissolved only for very weighty reasons.
|
Shaqada xadidan waxaa layskaga eryi karaa oo keliya haddii ay jiraan sababo aad u culus oo qof shaqada looga eryi karo.
|
At the adult education centres, you can study languages, crafts and music, for example.
|
Xarunta waxbarashada dadka waawayn waxa lagu bartaa tusaale ahaan luuqadaha, farsamadda gacanta iyo muusiga.
|
You must visit a Finnish diplomatic mission within three months of submitting the application online.
|
Waa in aad safaaradda tagtaa saddex bilood gudohood laga soo billaabo marka aad codsiga ka sameysay shabakadda.
|
Tax refundsFinnish _ Swedish _ English
|
Soo celinta cashuurtaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
A motorcycle licence is required to ride a motorcycle.
|
Waditaanka mootada waxaa loogu baahan yahay laysinka lagu wado mootada.
|
the basis for remuneration and other compensation and the pay period
|
Mushaarka qaabka lagu siinayo iyo waqtiga mushaarka la bixinayo
|
In addition, municipalities organise guided activities for children and young people.
|
Sidoo kale degmooyinku waxay carruurta iyo dhallinyarada u qaban-qaabiyaan hawlo hiwaayadeed ay hagaan degmooyinku.
|
You can take the test in Finnish, Swedish or Sami. If your native language is not Finnish, Swedish or Sami, you can take the test for Finnish or Swedish as a second language.
|
Imtixaanka luqad hooyo ahaan waxaad ku geli kartaa luqada Finnishka, Iswidishka ama saame, waxaad imtixaanka Finnishka ama Iswidishka u geli kartaa sidii luqad labaad oo kale.
|
If you have a low income, you can apply for housing allowance in order to pay the charge for use.
|
Haddii daqliga kusoo galo uu yar yahay, waxaad codsan kartaa kaalmada ijaarka kharashka isticmaalka.
|
Information on tuberculosisFinnish _ English _ Russian _ Somali _ Arabic _ Kurdish
|
Macluumaad ku saabsan tiibiishtaFinnish _ Ingiriis _ Ruush _ Soomaali _ Carabi _ Kurdish
|
The library also produces school books needed by visually impaired schoolchildren and students.
|
Maktabaddu waxey sidoo kale soo saartaa buugaag waxbarasho oo ay dugsilayda indhaha naafada ka ah iyo ardaydu ay u baahan yihiin.
|
Entrepreneur’s residence permitFinnish _ Swedish _ English
|
Sharciga degenaansha ganacsadahaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
be treated well by the staff: the patient’s human dignity, convictions and privacy must be respected
|
loola dhaqmo si wanaagsan: waa in la xushmeeyo qiimaha bini’aadanimada bukaanka, diintiisa iyo shakhsiyadkiisa
|
Universities and educational institutes decide on student admission.
|
Dugsiyada tacliinta sare iyo goobaha waxbarashadu iyaga go’aan ka gaara xulashada ardayga.
|
You may receive labour market subsidy if
|
Waad heli kartaa kaalmada shaqo la'aanta, haddii
|
Contact information Finnish _ Swedish _ English
|
Macluumaad la xidhiidhka Finnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
If you have a municipality of residence in Finland, you are entitled to receive the services that your municipality offers.
|
Haddii aad Guri degmo ee gudaha Finland waxaad xaq u leedahay adeegyada ay degmadu bixiso.
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.