en
stringlengths
4
1.06k
so
stringlengths
5
1.03k
Disability organisations also organise many hobbies and activities.
Sidoo kale ururada laxaad la’aanta ayaa diyaaraya waxqabadyo kala duwan oo wakhtiga firaaqada ah.
A shareholder’s voting power, profit and liability depend on how many shares they own.
Awoodda codka ee saamilaha, faa’iidooyinka iyo mas’uuliyadda shirkaddu waxay ku xiran yihiin inta ay dhan yihiin saamiyada uu qofku leeyahay.
If your municipality of residence is Espoo, you are entitled to use public health services.
Haddii aad guri ka degan tahay, waxaad isticmaali kartaa adeegyada caafimaadka ee shacabka.
Information on the available services and pricing can be obtained by contacting the facilities directly.
Waxyaabaha ay bixiyaan iyo qiimahoodaba waxaad si toos ah u weydiin kartaa xarumahaas isboortiga.
someone is making threats of violence against you or your family
uu qofku adiga ama qoyskaada ugu hanjabo rabshad
To read more, go to: Museums.
Warar dheeraad ah ka sii aqri:
Some institutes also have their own student halls.
Qeybo waxbarasheedyada qaarkood waxay leeyihiin guryo wadareed iyaga u gaar ah.
Racist offences can be violence, defamation, discrimination, threats, harassment or vandalism.
Denbiga cunsuruyeentu wuu ahaan karaa tusaale dagaal u geesasho, sharaf-dhac, takooris, hanjabaad, aflagaado ama waxyeeleyn.
For example, children must not be hit or pulled by the hair.
Tusaale ahaan ilmaha lama garaaci karo sidoo kale timaha lagama jiidi karo.
The service is offered in Finnish and Swedish.
Adeegu wuxuu ku shaqeeyaa luuqadaha Finnishka iyo Swidishka.
When a child is born, a native language must be registered for him/her.
Marka uu cunuggu dhasho waa in loo diiwaangeliyaa afkiisa hooyo.
Official certificate of language proficiency
Shahaadada aqoonta luqada oo sharciyeysan
If you have completed higher education courses abroad and want to continue your studies in Finland, you can get information and guidance from the student services and SIMHE services of higher education institutes.
Haddii aad waxbarasho tacliin sare ah ku soo qaadatay dibadda aadna dooneyso in aad waxbarashada ka sii wadato Finland, macluumaad iyo hagitaan waxaad adeegyada ardayda ee dugsiyada tacliinta sare iyo adeegyada SIMHE.
In 1812, Emperor Alexander I elevated Helsinki to the status of the capital of Finland.
Sanadkii 1812 Boqor Aleksanteri I ayaa wuxuu Helsinki u dalacsiiyay caasimadda Finland.
Information on supported and service housingFinnish _ Swedish _ English
Macluumaad la xiriira guryaha taageerada iyo adeega lehFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
Information about start-up grantFinnish _ Swedish _ English
Macluumaad la xiriira lacagta taakuleynta bilaabida ganacsigaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
What is the amount that you must pay back every month?
Cadadda aad bixineyso bishiiba intey tahay.
The rights and obligations stipulated by Finland’s constitution apply to all children living in Finland.
Waajibaadka iyo xuquuqda ku qoran dastuurka dalka Finland waxuu khuseeyaa dhammaan caruurta dalka Finland degen.
You must also find out whether insurance covers the operational risks.
Soo ogow sidoo kale in ceymisku uu daboolayo halista waxqabadka.
you provided incorrect information when applying for the permit,
aad macluumaadyo been ah dhiibtay markii aad ogolaanshiyaha codsaneysay
Ask for more information at Kela’s international situations unit.
Warar dheeraad ah waxaad weydiin kartaa xarunta arrimaha caalamiga ah ee Kelada.
In addition to discrimination, other inappropriate treatment may also occur at workplaces, such as bullying or sexual harassment.
Takooridda waxaa dheer oo goobaha shaqada lagu arki karaa hab-dhaqanno kale oo aan munaasib aheyn, sida dhibista ama qashqashaad galmeed.
who has the right to vote in municipal elections,
cod bixinta doorashooyinka degmada xaq u leh,
Working entitles you to at least partial coverage by Finnish social security
Shaqeynta waxaad ugu yaraan qeyb ahaan ku geleysaa xeyndaabka ammaanka bulshada
You can also contact an educational institute that provides apprenticeship education.
Waxaad sidoo kale la xiriiri kartaa machadka waxbarashada heshiiska waxbarashada bixinaya.
In Finland, spouses can change their last name when they get married.
Finland marka ay lammaanayaashu is-guursanayaan waxay beddeli karaan magacooda qoyska.
Take out a comprehensive health insurance policy in your home country
Ceymis caafimaad buuxa ka soo iibso wadankaada
Turku has many opportunities to study, which are open to all.
Turku waxay leedahay fursado waxbarashooyin oo badan, kuwaas oo cid walba u furan.
The fee can be paid for the entire calendar year or for seven days at a time.
Waxaa la bixin karaa sannadka oo dhan ama markiiba toddobo maalmood.
LawyersFinnish _ Swedish _ English
QareenadaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
You are not eligible for meal subsidy if you are in Finland for practical training (työharjoittelu) related to a foreign study programme.
Xaq uma lihid kaalmada raashinka haddii aad u joogto sameynta tabara shaqo (työharjoittelu) oo la xiriira shahaado ama waxbarasho dibadda ah.
Finland's vaccination programmeFinnish _ Swedish
Barnaamijka talaalka FinnishkaFinnish _ Iswidish
From where can I get help?
Halkeen caawimaad ka helaa?
1906 Universal and equal right to vote, also for women
1906 Xaqa isku midka ah ee codeynta guud, dumarka xittaa waa la siiyay
The Finnish law requires cars to have winter tyres in the winter.
Finland sharciga ayaa amraya in baabuurka ay ku jiraan lugaha jiilaalka ama barafka xilliga jiilaalka.
When you apply for sickness allowance, please attach the following:
Marka aad dalbanaysid lacagta jirada, dalabka ku lifaaq:
The majority of postgraduate students complete a doctorate.
Inta badan ardayda waxbarashada sii wata waxay soo bartaan doktoreytnimo.
These include health care, child day-care and education.
Kuwaan waxaa kamid ah tusaale ahaan daryeelka caafimaadka, xannaano-maalmeedka carruurta iyo waxbarashada.
If you are granted a residence permit for Finland, you will be automatically registered in the Finnish Population Information System.
Haddii lagu siiyo ogolaanshaha degitaanka ee Finland, waxaa si otomaatig ah laguugu diiwaangelinayaa nidaamka macluumaadka dadka.
Turku philharmonic orchestraFinnish _ Swedish _ English
Turun filharmoninen orkesteriFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
vocational qualification
waxbarasho xirfadeed
you do not meet the conditions of the earnings-related daily allowance.
Ma aadan buuxin shuruudaha gunno maalmeed helitaankiisa looga baahnaa.
Do not close the security lock when you are at home.
Ha xirin qufulka badbaadada, haddii aad guriga joogtid.
When applying for service housing, find out what exactly it costs.
Markii aad dalbanaysid guriyeynta deganaanshada, waxaa haboon inaad si taxadar leh u ogaatid, inta uu yahay qiimaha adeegu.
If you are unsure about whether a bank will grant you a mortgage, it is advisable to visit a bank and negotiate the loan well before buying a dwelling.
Haddii aadan hubin, in bankigu kuu ogolaanayo deyn, waxaa habboon inaad takto bankiga kalana tashato deynta waqti hore intaadan iibsan guriga.
The Child Welfare Act applies to all children who live in Finland.
Sharciga badbaadada carruurtu wuxuu qabanayaa dhammaan carruurta deggan Finland.
Information on social servicesFinnish _ Swedish _ English
Macluumaadka adeegyada sooshaalkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
You should book an appointment in advance to visit the service point.
Waxaa wanaagsan in horay ballan looga sii qabsado goobta adeegga.
one or both parents have a municipality of residence in Finland or
mid ama labada waalid ah Guri degmo ku leedahay Finland ama
In Finland, municipalities organise many services for the elderly to make their lives easier and to enable them live in their own homes for as long as possible.
Degmooyinku waxay Finland dadka da'da ah ugu qabanqaabiyaan adeegyo, si nolol maalmeedku ay ugu fududaato islamarkaasna ay awoodi karoodaan inay mudo dheer deganaadaan guriga.
He/she will help and advise you in problems concerning rental payment, how to apply for housing-related benefit, and in other housing-related problems.
Wuxuu kaa caawin karaan dhibaatooyinka dhinaca kirada, sida aad u dalbaneysid kaalmooyinka la xidhiidha deganaanshaha iyo dhaqaalaha iyo wixii kale ee dhibaato ah ee la xidhiidha deganaanshaha.
you are a Finnish citizen
tahay muwaadin finnish ah
you are of Finnish origin
in aad tahay asal ahaan muwaadin finnish ah.
You can also take all 54 paternity allowance days separately, for example, after the parental leave.
Waxaad sidoo kale si gaar ah u qaadan kartaa 54 maalmood ee lacagta aabanimada tusaale ahaan fasaxa waalidka kaddib.
address in Finland or abroad
cinwaankaaga ama adareeskaaga Finland ama wadan kale
In addition, approximately 2,000 Jews live in Finland.
Waxaa sidoo kale Finland deggan dhowr kun oo Yuhuud ah.
you have been in a car accident (auto-onnettomuus) or you have witnessed an accident
markii aad gasho shil baabuur (auto-onnettomuus) ama aad aragtid shil
The purpose of partial sickness allowance is that you can continue to work or return to work even though you have fallen ill.
Qeybta kamdika ah lacag maalmeedka jirada ujeedadeedu waa inaad sii wadi karto shaqada ama aad shaqada ku laaban karto, inkastoo aad jiratay.
They cannot be less in the contract of employment.
Lagama hoos mari karo marka heshiiska shaqada la samaynayo.
When you move to Finland on the basis of family ties, you have an unlimited right to work and study in Finland.
Marka aad sababo xiriir qoys ah ugu soo guureyso Finland waxaad heysataa xaqa shaqo sameynta oo aan xad laheyn iyo xaq aad wax uga baran karto Finland.
The interviews are performed in the refugees’ countries of residence, usually in refugee camps or the UNHCR’s premises.
Wareysiyada waxaa lagu qabtaa inta badan wadamada ay joogaan qaxootiyadu ama goobaha UNHCR.
The education is organised at the Vuosaari and Alppila upper secondary schools.
Waxbarashada waxa lagu qabanqaabinayaa dugsiyada sare ee Vuosaari iyo Alppila.
The integration plan is always prepared if you
Markaas ayaa laguu sameynayaa qorsheynta la qabsashada, haddii
The Employment Contracts Act specifies acceptable reasons for dismissal.
Sharciga shaqada ayaa sheegaya sababaha la aqbali karo oo shaqaalaha lagu eryi karo.
Read more: Other study opportunities.
Warar dheeraad ah ka sii aqri Fursadaha kale ee waxbarasho
In Northern Finland, the temperature can be as low as -30°C.
Waqooyiga Finland cabirka selsiusku wuxuu gaadhi karaa illaa -30.
You must apply for it within 2 months of falling ill.
Lacagtana waa in la dalbado 2 bilood gudahooda marka laga bilaabo maalintii aad xanuunsatay.
Libraries in Helsinki organise Language Cafés where you can practise speaking Finnish. They are intended for everyone who wishes to learn to speak Finnish.
Maktabada akhrisa ee Helsinki waxay qabanqaabisaa ku wada shaahayn/ qaxwayn luuqada finishka ah, taasi oo loogu talogalay in lagu tabobarto ku hadalka luuqada finishka.Waxay u furan tahay dhamaan dadka raba inay bartaan ku hadalka luuqada finishka.
When a child moves to Finland from abroad and cannot speak Finnish, he/she first studies in preparatory teaching.
Markuu ilmuhu dalka dibadiisa uga soo guuro Finland ee uunan aqoonin afka finnishka, wuxuu marka hore baranayaa u diyaarinta waxbarashada.
If your illness continues for a long time and you are unable to go to work, you can find more information about Kela’s sickness allowance on the InfoFinland web page Support during illness.
Haddii uu xanuunkaagu uu waqti dheer sii socdo, oo aadan awoodin inaad shaqo aado, bogga InfoFinlandi boggiisa Cawinaada waqtiga jirada waxaad ka heleysaa macluumaad dheeraad ah oo la xiriira lacagta jirada ee ay Keladu bixiso.
When opening a bank account, you need a passport or some other official identity card.
Markii aad furanaysid koontada bangiga, waxaad u baahan tahay baasaboor ama waraaqo kale oo cadayn ah.
directly through the payment system if it has a built-in technical connection to the Incomes Register, or
toos iyadoo la sii marayo nidaamka mushaarbixinta, haddii lagu dhisay iskuxir farsamo oo toos ugu gudbinaya diiwaanka dakhliga; ama
If you book an interpreter yourself and pay for it, you can use an interpreter whenever you want.
Haddii aad adigu dalbanaeyso turjubaan kharashkiisana aad iska bixinayso, waxaad isticmaali kartaa markasta oo aad dooneyso.
Electronic feedback systemFinnish _ Swedish _ English
Nidaamka jawaab celinta ee internetkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
Read more about voluntary work on the InfoFinland web page Voluntary work.
Faahfaahinta dheeraadka ah ee shaqada iskaa ah ka sii aqri bogga InfoFinlandi Shaqada iskaa wax u qabsho.
Banks and other financial institutions can grant a loan to private persons to purchase their own apartment.
Bangiyada iyo hay’adaha kale ee maalgelintu waxay deyn u ogolaadaan dadka si ay ugu iibsadaan guri.
City-owned rented housingFinnish _ Swedish _ English
Guryaha la kireysto ee magaaladaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
Your permanent or fixed-term residence permit can also be cancelled if
Ogolaanshiyahaada joogitaanka waqtiga cayiman ama joogtada ah waa lagaa ceshan karaa xitaa, haddii
Women and men can file for divorce at the office of the District Court of Helsinki.
Ninka ama haweeneyduba waxaa ay codsigooda ku saabsan furiinka u gudbin karaan xogheynta maxakamadda Helsinki.
It also makes it easier to attend to matters with banks and your employer.
Waxaa kale oo intaas dheer oo uu kuu fududeynayaa tusaale ahaan arrimo ka dhameysashada bangiyada iyo shaqo-bixiyahaada.
If an item you have bought has shortcomings, contact the seller first.
Hadii aad alaab iibsato, kuwaasi oo aan hagaagsanayn, marka hore la xidhiidh iibiyaha.
Family members of a Nordic citizen
Xubnaha qoyska ee muwaadiniinta u dhashay wuqooyiga Yurub
The goal is for the patient to be able to return home as soon as possible.
Ujeedkuna wuxuu yahay in bukaankii ku laaban karo guriga sida ugu dhaqsiyaha badan.
Refugees, asylum seekers and other foreigners can seek help and advice in residence permit matters at the Refugee Advice Centre.
Qaxootiga iyo dadka magangalyodoonka ah iyo weliba ajaanibta kale waxay wixii cawinaad ama talooyin ah oo la xiriira ruqsada degenaanshda waydiisan karaan Ururka la talinta qaxootiga.
It is intended for pupils who do not know much Finnish yet.
Waxaa loogu talagalay ardayda aan weli si fiican u aqoonin Finnishka.
In order to obtain a residence permit, you must have sufficient funds to secure your income. These funds must be at your free disposal, for example in a bank account under your own name.
Si aad u hesho degenaansho Finland waxaa waajiba ah in, aad heysato hanti kugu filan, hantidaasuna waa iney ahaato mid aad u madax bannaan tahay isticmaalkeeda, kuuguna jirtaa akoonkaaga.
16 % speak some other language.
16 % waxay sidii af hooyo oo kale ugu hadlaan luqado kale.
It will be carried out at the hospital, and recovery usually takes 1-2 days.
Qaliinka waxaa lagu sameeyaa isbitaalada, bogsoonaanshaduna waxay qaadataa 1-2 maalmood.
Each large immigrant organisation has its own association, which acts as a cooperative body and supervisor of interests for the community.
Bulsho kasta oo badan oo ah dadka dalka u soo guurey waxay leeyihiin jaaliyad, taas oo u shaqeysa halbowlaha wada shaqeynta bulshada iyo wakiil ahaanba.
Fishing and boatingFinnish
Doonta iyo kalluumeysigaFinnish
If you come to Finland to study for over 90 days, you need a residence permit for your studies.
Haddii aad Finland u timid waxbarasho waqti ka badan 90 maalmood waxaad u baahan tahay sharciga deganaashaha ee ardayga.
Information about Finnish sign languageFinnish _ Swedish
Macluumaad ku saabsan luqada Finnishka ee dhegoolahaFinnish _ Iswidish
Finns usually speak out, and speaking out is not considered impolite in Finland.
Finnishku si toos ah ayey u hadlaan, toos u hadliduna maaha xushmad daro.
You will be safe at the shelter – there is always staff there.
Guriga waad ku nabadgeleysaa, waxaadna marka kasta jooga shaqaale.
Home birth is also possible but it is not included in public health care services and it is not recommended.
Waxaa kale oo macquul ah guri ku umulida, laakiin kama mid ahan xayndaabka guud ee daryeelka caafimaadka, cidna lagulama talinaayo.
A Finnish personal identity code (henkilötunnus) is a number sequence with 11 characters, formed on the basis of your date of birth and gender.
Sumadda aqoonsiga Finnishku waa taxane dheer oo ka kooban 11 nambar kaaso o ka sameysma taariikhda dhalashadaada iyo jinsigaaga.
You can apply for a study place in the spring or autumn through the general joint application process of educational institutes.
Booska waxbarashada waxaad codsan kartaa marka lagu jiro codsiga wadajirka dugsiyada ee guga ama deyrta.
Preparatory education for under-school-age children(pdf, 100 kb)Finnish _ English _ Russian _ Estonian _ Somali _ Chinese _ Arabic _ Kurdish _ Albanian
Waxbarashada diyaarinta ah ee iskuul-horaadleyda(pdf, 100 kb)Finnish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Soomaali _ Shiino _ Carabi _ Kurdish _ Albaniyan
If there is an extremely strong reason, it can be performed later, but a special permit granted by Valvira, the National Supervisory Authority for Welfare and Health (Valvira) is then required.
Haddii ay jiraan sababo culus oo in la tixgeliyo mudan waqtigaas la soo sheegay kabacdi waa la sameyn karaa soo ridida, laakiin markaas waxaad u baahantahay ruqsada gaarka ah ee hay'ada ruqsada iyo komeerka u qaabilsan qaybaha caafimaadka iyo arrimaha bulshada (Valvira).
Read more: Theatre and cinema
Warar dheeraad ah ka sii aqri: Tiyaatar iyo shaneemo.