en
stringlengths 4
1.06k
| so
stringlengths 5
1.03k
|
---|---|
If you live in a block of flats or in a terraced house, always remember to also notify the house manager (isännöitsijä) about your move.
|
Haddii aad dagan tahay guri dabaq ah ama guryaha safka u sasamaysan, xasuuso inaad guuritaankaaga ogeysiisid shirkada guriga qaabilsan (isännöitsijä).
|
Right and obligation:
|
Xuquuqda iyo waajibaadka:
|
If you are entitled to receive pension, you must apply for it yourself.
|
Haddii helitaanka hawlgabku uu suurtagal yahay waa inaad adigu codsataa.
|
When you move to Turku from elsewhere in Finland or within Turku permanently to another dwelling, you must submit a notification of change of address to the Local Register Office or Post Office.
|
Markaad Turku uga soo guureysid meel kale oo Finland ah amaba Turku gudaheeda guri aad ka guureysid una guureysid guri kale, waa in aad ka sameysid wargelinta guurista xafiiska diiwaangelinta ama boostada.
|
Mental support can be received, for example, in various support groups intended for divorcees.
|
Caawimaadda nafsiga ah ee ku saabsan arrimaha furriinka waxaad ka heli kartaa meelo kala duduwan, tusaale ahaan kooxaha wax caawiya ee loogu talagalay dadka kala tegay ama is-furay.
|
The assessment of the need for informal care support for the elderly is done at counselling for senior citizens.
|
Qiimeynta kaalmada ee xigto daryeelista dadka gabowga ah waxaa lagu sameeyaa rugta latalinta dadka gabowga ah.
|
Income is taxed according to the wealth existing in the business as income from capital (pääomatulo) or earned income (ansiotulo).
|
Waxaa la canshuurayaa dakhliga soo baxada ayadoo hantida shirkadda loo eegayo inay tahay wax ka soo baxay maalgelinta (pääomatulo) ama dakhli shaqo (ansiotulo).
|
Local Register Office of Uusimaa
|
Xafiiska diiwaangelinta Uudenmaaga
|
Your municipality of residence can be in Finland if:
|
Waxaa macquul ah in aad deegaan ka hesho Finland haddii:
|
Health Care at the Immigrant ServicesFinnish _ Swedish _ English
|
afiiska dadka dalka u soo guurey ee daryeelka caafimaadkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
you are in the country illegally
|
aad sharcidaro ku joogtay dalka
|
When the contract of employment expires the employee is entitled to holiday compensation for those days for which they have not received holiday or holiday compensation by the end of the contract of employment.
|
Markii heshiiska shaqadu dhamaado, shaqaaluhu wuxuu xaq u leeyahay in la siiyo magdhowga fasaxa oo ku salaysan maalmihii uu shaqaynayey oo uusan fasaxooda ama mag-dhawgooda horay u qaadan.
|
Some fields also have health requirements.
|
Laamaha waxbarasahda qaarkood waxay leeyihiin shuruudo caafimaadka la xiriira.
|
Schools may also provide additional education, i.e. the so-called tenth grade (kymppiluokka).
|
Iskuulaadka waxaa kale oo laga heli karaa waxbarasho dheeraad ah, waa kuwa loogu yeero fasalka tobanaad (kymppiluokka).
|
Disabled immigrant's service guide(pdf, 797,26)Finnish _ English _ Russian _ Arabic
|
Hagaha adeega ee qofka naafada ah ee wadanka u soo guuray(pdf, 797,26)Finnish _ Ingiriis _ Ruush _ Carabi
|
It is important that you have a right of residence in Finland, the necessary professional skills and sufficient Finnish language skills.
|
Muhiimaddu waa in aad heysato xaqa joogitaanka Finland, aqoonta xirfadeed ee loo baahan yahay iyo aqoon afka Finnishka ah oo kugu filan.
|
After the parental leave period is over, the father or mother can take unpaid child care leave to look after their child until the child turns 3.
|
Fasaxa waalidka kadib hooyada ama aabaha ayaa geli kara fasaxa xannaaneynta oo mushaar la’aan ah inta uu cunuggu ka buuxinayo 3 sano.
|
Tax refund and back tax
|
Canshuur soo celinta iyo canshuurta kugu baaqatay
|
Information about occupational health careFinnish _ Swedish
|
Maluumaad la xiriira daryeelka caafimaadka shaqadaFinnish _ Iswidish
|
Counselling services
|
Adeegyada talosiinta
|
If the parents have previous children together, the underage siblings must have the same last name.
|
Haddii ay waalidku leeyihiin carruur hore oo ay isu dhaleen, walaalaha aan qaangaarin waa in ay lahaadaan magac qoys oo isku mid ah.
|
If you live in South Helsinki, Central Helsinki or West Helsinki, emergency health centre services are provided at Haartman Hospital.
|
Haddii aad degan tahay Koonfurta-Helsinki, Bartamaha-Helsinki ama Galbeedka-Helsinki, rugta caafimaadka ee heeganka leh, waa tan ku dhex taalla isbitaalka Haartmanin.
|
The service centre for the homeless on Hietaniemenkatu is open every day around the clock.
|
Xarunta adeegga ee dadka guryo la’aanta ah oo ku taalla wadada Hietaniemenkatu waxaa ay furan tahay maalin walba afar iyo labaatanka saacadood.
|
If the matter is not resolved, contact the chief physician or head nurse at your place of treatment.
|
Haddii arrinta aysan waxba ka qabsoomin, la xiriir dhaqtarka sare ama kalkaalisada caafimaadka sare ee goobta daryeelka.
|
The Council is elected every four years in a municipal election.
|
Golaha waxaa lagu soo doortaa afartii sanaba mar doorashooyinka degmada.
|
A church wedding can take place
|
Meherka kaniisada waxaa loo samayn karaa
|
Information about the Finnish historyEnglish _ Russian _ French _ Spanish _ German _ Portuguese
|
Wararka taariikhda FinlandIngiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Jarmal _ Burtuqiis
|
You can call and book an appointment at the number (02) 2333 442.
|
Waxaa kale oo aad wacan kartaa oo aad ballan ka qabsan kartaa lumbarkan(02) 2333 442.
|
You can apply for the allowance at the Social Welfare Office (sosiaalitoimisto) of your own municipality.
|
Kaalmada waxaad ka codsan kartaa xafiiska arrimo bulshada degmadaada.
|
in the reconsideration period
|
xilligii ka fikiridda
|
Johan Ludvig Runeberg (1804–1877) is a major figure of Finnish poetry.
|
Johan Ludvig Runeberg (1804–1877) waa gabyaa Finnish ah islamarkaasna muhiim ah.
|
Together you will decide on the way that the pregnancy will be terminated. This is affected by the length of the pregnancy and your own opinion.
|
Si wada jir ah ayaad go’aan uga gaareysaan qaabka uurka loo joojinayo, arintaan waxaa saameyn ku yeelanaya inta uurku uu jiray iyo adiga ra'yigaaga.
|
If you do not have permanent housing, and you are not officially a tenant or a subtenant, you are considered homeless.
|
Haddii anad lahayn guri joogto ah anadna ahayn qof guri u kiraysanhay waxad noqonaysaa qof bilaa guri ah.
|
If you are exposed to radiation, chemical substances or contagious diseases in your work, you can stop working as soon as your pregnancy is established.
|
Haddii hooyadu ka shaqeyso meel hillaac sida raajada iyo walxaha kiimikada ama cudurada faafa, wey ka hari kartaa markaaba shaqada, markii lagu sheego uurka.
|
Read more on the InfoFinland page Moving to Finland as an entrepreneur.
|
Faahfaahin dheeraad ah ka sii akhri bogga InfoFinland Ku imaanshaha Finland ganacsade ahaan.
|
A school may specialise, among others, in the following things:
|
Iskuulku wuxuu ku takhasusi karaa tusaale ahaan arrimaha soo socda:
|
Starting from 1 April 2019, a student from outside the EU and EEA area may have a right to some Kela benefits, such as health insurance benefits.
|
Laga billaabo 1.4.2019 ardayga ka imaanaya meel ka baxsan Midowga Yurub ama Soonaha ETA wuxuu xaq u lahaan karaan manfacyada Kelada qaarkood, sida manfacyada caymiska jirada..
|
However, on special days (birthdays, marriage, retirement) workmates and the employer usually give a small present or bouquet of flowers to the person whose special day it is.
|
Laakiin waxaa jira maalmo muhiim ah (maalinta dhalashada, guurka, malinta hawlabag gelida) sida badan maalmahaas asxaabta shaqada iyo shaqo-bixiyuhu waxay qofka maalintaas u dabaadagay ku xasuustaan oo siiyaan hadiyad yar ama xirmo ubax ah.
|
Ascension Day is celebrated 40 days after Easter.
|
Xuska samo u qaadista Masiixiga waxaa la xusaa 40 maalmood ka dib iistarka.
|
The website of the Finnish Transport Agency features the matka.fi service, which is a public transport route service for finding the most suitable route and mode of travel.
|
Bogagga shabakadda Hoganaka gaadiidka waxaa ku jira adeegga wadooyinka gaadiidka dadweynaha, kaasoo aad ka raadsan karto qaab safar iyo waddo ee adiga kugu haboon.
|
It pays to compare prices before making a contract. There is a large number of companies providing a wide variety of internet connections in Finland.
|
Qiimaha adeeg bixiyayaasha waa kuu dan inaad is barbar dhigtaa, ka hor intaadan heshiis galin.Finland waxaa ka shaqeeya shirkado badan, kuwaasi oo bixiya adeegyo kala duwan oo xidhiidhka internetka ah.
|
We will take your feedback into account when updating our website.
|
Waan tixgelineynaa warcelintaada, markii aan dib habeynta ku sameyneyno boga.
|
At a child health clinic, children visit either a doctor or a nurse.
|
Carruurtu waxay xarunta hooyada iyo dhalaanka kula kulmaan dhakhtarka iyo kalkaaliyada caa fimaadka.
|
Think of how your competence corresponds to the employer’s wishes and requirements.
|
Ka fikir sida ay aqoontaadu ugu habboon tahay filashooyinka iyo shuruudaha shaqo-bixiyaha.
|
Before gaining a driving licence, you must take part in driving training and take a driving test.
|
Kahor inta aadan helin laysinka baabuurta waa inaad ka qeyb-qaadataa waxbarashada wadista kadibna aad sameysaa imtixaanka wadaha.
|
You can apply for asylum in Finland if you have a justified reason to fear persecution in your home country.
|
Finland waxaad ka codsan kartaa magangalyo haddii aad heysato sababo aad uga baqaneyso in wadankaada laguugu cadaadinayo.
|
The contact information can be obtained from the parish.
|
Macluumaadka xiriirka waxaad ka heleysaa kaniisadaada.
|
Swedish uses a large number of prepositions and its word order is very regular.
|
Afka Iswidishka waxaa la isticmaa meeleeyayaal badan, hababka ereyadanu waa kuwa aad loo dejiyay.
|
After applying, you must visit the closest Finnish diplomatic mission or a service point of the Finnish Immigration Service to prove your identity, and present original copies of the application appendices.
|
Markii aad sameysid codsiga waa inaad u tagtaa safaarada Finland ee kuugu dhow ama barta adeegga ee Xaafiiska socdaalka, si aad u caddeyso ama aad u geyso aqoonsigaaga iyo codsiga warqaaha asli ahaantooda.
|
general upper secondary school certificate with a pass in Finnish or Swedish as a first or second language
|
shahaado dugsi sare oo afka hooyo ama luqada labaad ay yihiin Finnish ama Iswidish, taas oo ay ku jiraan dhibcaha la aqbalay
|
General information about trade unions
|
Macluumaad guud oo la xiriira ururada shaqaalaha
|
Examples of honour related violence include:
|
Dagaalka sharafta la xiriira wuxuu tusaale ahaan noqon karaa
|
information on deductions that you will include in the taxation for the year in question
|
macluumaadka ku saabsan waxyaabaha ay cashuurtu kaaga yaraanayso sanadkan
|
The benefit is usually granted for a certain time period.
|
Kaalmada waxaa inta badan la bixiyaa muddo cayiman.
|
Contact information of tax officesFinnish _ Swedish _ English
|
Macluumaadyada xiriirka ee xafiisyada canshuurtaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
In 1995, Finland became a member of the European Union (EU).
|
Finland waxay xubin ka noqotay sanadkii 1995tii midowga Yurub (EU).
|
The war ended in May 1918 with the Whites gaining victory over the Reds.
|
Dagaalki wuxuu dhamaaday Maajo 1918 markii ay guuleysteen cadaankii.
|
If you are under 30 years of age, you can also apply for a rental flat from Espoon Alkuasunnot Oy or the Nuorisosäätiö foundation.
|
Haddii aad ka yar tahay 30-sano, waxaad sidoo kale guri kiro ah ka raadin kartaa shirkada Espoon alkuasunnot Oy ama jamciyada dhalinyarada (Nuorisosäätiö).
|
If you do not have such a document, your fingerprints can be compared to the fingerprints stored on your residence permit card or residence card.
|
Haddii aadan heysan dukumenti noocaas ah, waxaa la isbarbar-dhigi karaa farahaada iyo faraha lagu keydiyay kaarka sharciga degitaanka ama kaarka joogitaanka.
|
In Finland, domestic waster has to be sorted into different waste bins.
|
Dalka Finland dhexdiisa, qashinka guriga waa in la kala sooco oo lagu shubo mid walba weelka qashinka ee u gaarka ah.
|
The Finnish Red Cross assists quota refugees in travel arrangements
|
Laanqeyrta Cas ee Finland ayaa gacan ka geysata qaban-qaabada safarka qaxootiga qawiman
|
Vocational labour market training can help you find employment.
|
Waxbrasho xirfadeedka suuqa shaqadu wuxuu adiga kaa caawinayaa helitaanka shaqada.
|
A tax refund will be paid directly to your bank account.
|
Cashuurta soo noqonaysa waxa toos loogu soo celinayaa bangigaaga.
|
Antibiotics, for example, are prescription drugs.
|
Tusaale ahaan dawooyinka infakshinka lagu daaweeyo waxay u baahan yihiin warqad dhakhtar.
|
Ohjaamo guidance centres offer advice and guidance for young homeless people.
|
Meelaha dadka lagu hago, ee la yidhaahdo Ohjaamo, waxad ka heli kartaa la talin iyo hagitaan ku socda dhalinyarta bilaa guryaha ah.
|
A child may be registered for the first grade of basic school on an electronic form. The application period begins in January each year.
|
Ilmaha fasalkiisa koobaad ee waxbarashadiisa aasaasiga ah waxaa foomka loogu buuxiyaa elektarooni ahaan.Xilliga dalbashadu waxay bilaabantaa sanad walba bishiisa koobaad ee janaayo.
|
Family leave is usually unpaid vacation.
|
Fasaxyada qoysku inta badan waa fasaxyo mushaar la’aan ah.
|
Your municipality of residence pays the assistant’s wages.
|
Degmadaada ayaa bixineysa mushaarka caawiyaha.
|
During vocational labour market training, you will receive the same benefit as you would if you were unemployed.
|
Inta lagu jiro xilliga waxbarasho xirfadeedka suuqa shaqada waxaa lagu siinayaa manfac la mid ah kan marka aad tahay shaqo la’aan.
|
If your right of residence cannot be registered on any of the grounds stated above, you can apply for registration if you have sufficient resources for living in Finland.
|
Haddii xaqaada joogitaanka aan lagu diiwaangelin karin sababaha kor lagu xusay mid ka mid ah, waad codsan kartaa diiwaangelinta haddii aad heysato hanti kuugu filan ku noolaashaha Finland.
|
A divorce may impact your residence permit, if you have a fixed-term residence permit due to family ties.
|
Furriinku wuxuu saameyn ku yeelan karaa ogolaanshaha joogitaankaada, haddii aad heysatay sharci ku meelgaarka ah oo aad ku qaadatay xiriir qoys.
|
You must have a new workplace in order to apply for a new residence permit for an employee.
|
Si aad u codsato sharciga degenaanshaha oo cusub waa in aad shaqo cusub heysataa.
|
This will help in cases of conflict at work.
|
Tani waxay dhinacyada ka caawinaysaa haddii muran yimaado.
|
You can apply for a day-care placement from the city if your family has an address in Helsinki.
|
Magaalada waad ka codsan kartaa boos xannaano-maalmeed haddii qoysku uu cinwaanka ku leeyahay Helsinki.
|
Who is a refugee?
|
Yaa xaqooti ah?
|
The core of the business plan is the enterprise’s operating plan, in which careful thought is given as to how the business will operate, the type of company premises and where they will be situated, what production tools or workforce will be required, and what use will be made of advertising media and promotional activities.
|
Qorshaha waxqabadka ganacsiga waxaa xudun u ah qorshaha waxqabadka ee shirkadaada. Si taxadar leh uga fakar, qaabaka ay shirkadaadu u shaqaynayso iyo sidoo kale waa xagee waana sidhee dhismaha shirkadaadu ay ku shaqaynayso, waa maxay qalabka wax soo saarka ama shaqaalaha aad u baahan tahay, xayaysiis sidee ah baad isticimaalaysaa, si aad iibkaaga u kordhiso, sidoo kale sii ogow, in caymiskaagu daboolayo khasaarooyinka ka imaan kara hawlaha ganacsiga, inuu debbero khasaaraha ganacsiga ka imaan kara.
|
All children residing in Finland permanently must attend comprehensive education.
|
Dhammaan carruurta sida rasmiga ah u deggan Finland waa in ay dhigtaan waxbarashada aasaasiga ah.
|
School day and studying
|
Waxbarashada iyo maalinta iskuulka
|
If you are not entitled to use public health services, you have the right to equal treatment in private health services.
|
Haddii aadan xaq u laheyn inaad isticmasho adeegyada caafimaadka shacabka waxaad xaq u leedahay in si isku qiimo ah laguugula macaamilo adeegyada caafimaadka gaarka loo leeyahay.
|
You can receive rehabilitation allowance (kuntoutusraha) for the duration of rehabilitation if you are 16–67 years old and the aim of the rehabilitation is to maintain your ability to work, return to work or gain entry to working life.
|
Waqtiga baxaaninta lagu jiro waxaad heli kartaa lacagta baxnaaninta (kuntoutusraha), haddii aad tahay 16-67 -sano oo ujeedada baxnaanintu tahay inaad iaadan dhmin awoodaada shaqo, kuna noqotid nolosha shaqada ama inaad baxnaaninta ku heshid shaqo.
|
If you are in Finland and receive a negative residence permit decision from the Finnish Immigration Service (Maahanmuuttovirasto), you must either leave Finland or appeal against the decision.
|
Haddii aad joogto Finland islamarkaasna aad Hay’adda socdaalka (Maahanmuuttovirasto) ka heshay go’aan diidmo ah, waa in aad dalka ka baxdaa ama aad racfaan ka qaadataa go’aanka.
|
You can get a mentor who will support you with looking for a job or study place or starting a business.
|
Dariiqadan awgeed waxaad heli kartaa qof ku haga, kaas oo kaa caawinaya codsiga shaqada iyo kan waxbarashada ama sameynta shirkad ganacsi.
|
TVT’s unoccupied apartments can be applied for by filling in the application form.
|
Guryaha banaan ee TVT,du leedahay waxaad ku dalban kartaa inaad buuxisid foomka lagu codsanayo guryaha.
|
Buy durable items.
|
Waxad iibsataa alaab adag.
|
Candidates can be placed by
|
Waxaa musharixiinta soo magacaabi kara
|
Health centre servicesFinnish _ Swedish _ English
|
xarumaha daryeelka caafimaadka Finnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
Laurea University of Applied Sciences
|
Iskuul xirfadeedka sare Laurea
|
According to Finnish law, everyone is entitled to be treated equally.
|
Sida waafaqsan dastuurka Finland waa in si sinnaan ah loo tixgeliyaa.
|
If your spouse gained asylum or refugee status before 1 July 2016 and you formed your family before he or she came to Finland.
|
Haddii uu lamaanahaadu uu helay megangelyo ama uu qaxooti qawiman ahaan u helay derajada qaxootiga kahor 1.7.2017 islamarkaasna aad qoyskiina dhisateen kahor inti uusan imaanin Finland.
|
The Sports Park in the city centre offers everyone a great setting for athletics, exercise and disc golf.
|
Barxadaha ciyaaraha ee magaaladda badhtamaheeda ku yaala waxay u fidiyaan qof kasta qaabab aad u wanwanaagsan oo ciyaaraha guud ah, jidh dhiska iyo frisbee golofta.
|
The Finnish Immigration Service will send you an invitation to an asylum interview.
|
Xafiiska dal u soo guuristu wuxuu kuugu yeerayaa wareysiga magangalyada.
|
If you need, you can get advice about applying for income support from Kela, your municipality’s social welfare office or immigrants’ information service point.
|
Haddii aad dooneysid, waxaad la talin xagga buuxinta codsiga lacagta kaalmada nolosha ah ka heli karaysaa Kelada, xafiiska sooshalka ee degmadaada ama barta la talin dadka waddanka u soo guurey.
|
Multicultural affairsFinnish _ Swedish _ English
|
Arrimaha dhaqamada kala duduwanFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
be included in an agreement between two or more institutes of higher learning.
|
ay qeyb ka tahay heshiis u dhexeeya labo dugsiyada tacliinta sare ah ama wax ka badan.
|
Applying for a Finnish passportFinnish _ Swedish _ English
|
Codsashada baasaboorkaFinnish _ Iswidish _ Ingiriis
|
The application must be submitted at least four months before care is due to begin.
|
Foomka waa in aad buuxsatid ugu yaraan 4 bilood bilowga xanaanada ka hor.
|
Information on social security in the Nordic countriesFinnish _ Swedish _ English _ Norwegian
|
Macluumaadka badbaadada shacabka ee wadamada Waqooyiga YurubFinnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Norwey
|
Ensure that you have a fire blanket in your home.
|
Ka taxadar, in gurigaaga uu yaalo bustaha dabka lagu demiyo.
|
Remnants of habitation have been found that date back as far as 7,000 years.
|
Deganaanshaha waxaa laga helay waxyaabo haraa ah oo 7000 sano jira.
|
In order to qualify for the licence, you must be at least 18 years of age.
|
Si aad u hesho kaarka ama laysinka baabuurta waa inaad ahaataa ugu yaraan 18 sano jir.
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.